berberatoday.com
Madaxweynaha Dawlada Xamar Oo Si Dadban Uga Hadley Heshiiska Dekada Berbera Iyo Wada Hadaladii Somaliland
March 10, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliya oo maanta ka hadlaayey munaasibad uu

ku furaayey kal-fadhiga sadexaad ee golaha shacabka Somaliya ayaa Digniin U Diray Shirkado iyo Wadamo uu ka gaabsaday Inuu Afka ka sheego kuwa ay yahiin waxaana uu yidhi

Image may contain: 1 person, standing and suit

 

 

“Waxaan uga digayaa in wadamada shisheeyee iyo shirkahada shisheeyee aysan ku xadgudbi karin Qaranimada Soomaaliya” ayuu Yidhi Madaxweynha Somaliya

Sidoo kale waxa uu Sheegay Inay dhawaan bilaabmi doonaan Wadahadalada u Dhaxeeyaay Somaliya Iyo Somaliland .

“Waxaan dhawaan dib u bilaabaynaa wadada hadaladii u dhexeysay Soomaaliya iyo Somaliland, taasi oo salka ku haysa sidii aan midnimada u wadaagi lahayn, dadka Soomaaliyeed waa dad Walaalo ah, wixii khilaaf ah waxaan ku dhameyn doonaa miiska wada hadalka”

Fiiro Gaar Ah :- Dhawaan Filo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Xigasho Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews