berberatoday.com
Shinnidu Immisa Indhood Ayey Leedahay? Ka Faa’iidayso Su’aal Iyo Jawaabo Xiiso Leh
March 9, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shinnidu immisa Indhood bay leedahay? Waa mid ka mid ah laba Su’aalood oo Dad kala duwan oo Rag iyo Haween, Waayeel iyo Dhalinyaro isugu jira oo magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ku dhaqan lagu weydiiyey Barnaamijka Kaftanka Somnewstv.

Barnaamijkan oo ay innoo daaddihinayso Weriye Xayaad Maxamed Cabdillaahi oo aha Madaxa Barnaamijyada ee Somalinewstv. Barnaamijkan oo xiisihiisa iyo xamaasaddiisaba wata ayey iska kaashadaan SOMALINEWSTV IYO Shirkadda SOMTEL.

Waxaannu sida Su’aalaha Su’aasha Shinnidu immisa indhood bay leedahay ka mid tahay lagu weydiiyey, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews