berberatoday.com
Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Nairobi Shirar Qarsoodi Ah Kula Leh Saraakiil Reer Galbeed Ah Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen
March 9, 2018 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Sheekh

 Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) uu safar qarsoodi ah ku joogo dalka Kenya, isagoo kulamo la leh saraakiil ajanbi ah.

Image result for Mukhtaar Roobow

Sheekha oo hore uga mid ahaa hoggaamiyeyaasha Alshabaab ayaa heshiis aan weli la shaacin kula jooga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Nairobi, isagoo halkaaso kulamo qarsoodi ah kula leh saraakiil reer Galbeed ah oo ay ka mid yihiin Mareykan.

 

 

Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa wata qorshe u gaara oo uu doonayo inuu kula dagaalamo Alshabaabka ku sugan degaanada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed aanay ka hadlay maqaamka Sheekha uu leeyahay xilligan.

Wararka ayaa sheegay uin shirarka ka socda Nairobi waxaa Sheekh Mukhtaar Roobow ku wehliya Taliyaha Nabadsugida Koonfur Galbeed oo la sheegay inuu la dhashay Muqtar Roobow Abu Mansuur.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews