berberatoday.com
Dawladda Britain Oo Baadhaysa Sunta Loo Adeegsaday Basaas U Dhashay Dalka Ruushka Iyo Gabadh Uu Dhalay !
March 9, 2018 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Nin basaas hore u ahaan jiray Dalka Ruushka iyo gabadh uu dhalay ayaa waxa lagu suuxiyay kursi ay ku fadhiyeen oo ku yaalla beer ku taalla Magaalada Salisbury ee koonfurta Dalka Britain.

zxBasaaskan ayaa waxa magaciisa la yidhaahdaa Sergey Sarkipal oo da’diisu tahay 66 jir iyo gabadha uu dhalay ee magaceeda la yidhaahdo Yulia oo da’deedu 33 jir tahay ayaa waxa loo adeegsaday waxyaalaha sunta xambaarsan ee lagu suuxiyo dadka.

Wasiirka arrimaha gudaha Dalka Britain Mr’s Amber Road ayaa sheegay inay baadhayaan nooca sunta loo adeegsaday Basaaskaasi iyo gabadha uu dhalay, sidoo kalena waxay Amber sheegtay inay ku daba jiraan cidda arrintaasi ku kacday.

Sunta loo adeegsaday basaaskaasi iyo gabadha uu dhalay ayaa ah mid xanuun ku riday isla markaana maankooda doorisay dhinaca kale wasaarada arrimaha dibada ee Ruushka ayaa waxay sheegtay in nooca sunta amase cudurka loo adeegsasaday basaaskaasi haddii ay dawladda Britain cadayn weydo ay saamayn karto xidhiidhka siyaasadeed ee labada dal.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews