berberatoday.com
Orodyahanka Mo Farah Oo Cunsuriyad Lagula Kacay Garoon Diyaaradeed Oo Dalka Jarmalka Kuyaala
March 7, 2018 - Written by Berbera Today
Sir Mo Farah Oo Lagula Kacay Cunsuriyad

Sir Mo Farah Oo Lagula Kacay Cunsuriyad

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Orodyahanka reer Somaliland ee Maxamed Faarax una orda dalka Ingiriiska ayaa sheegay in cunsuriyad lagula kacay. Sir Maxamed waxa uu sheegay in madaar Jarmalka ku yaalla arrintan ka dhacday, islamarkaana isaga oo Munich ka baxaya kuna sii jeeda Itoobiya uu nin shaqaalaha ammaanka ka tirsan gardarro cunsuriyadaysan u gaystay.

Maxamed Faarax ayaa Itoobiya ku qaadanaya tababar uu ugu diyaar garoobayo orodka bisha dambe ka dhacaya Ingiriiska ”Ninkan sidii wax waalan ayuu ii qabqabsanaya. Waa dhibaatayn caddaan ah. Waa dhibaatayn caaddaan ah oo caddaan ah,” Sidaas ayuu Maxamed Faarax ku qoray muuqaal arrintan ku saabsan oo uu barihiisa bulshada ku baahiyay.

”Waan ka murugaysanahay in aan maanta iyo da’dan ku arko waxyeello cunsuriyadeed..2018,” Sidaas ayuu sidoo kale soo qoray Maxamed Faarax oo u muuqda ninkan daandaansiga ula yimid in uu ka xun yahay.

”Galabta dhacdo ayaa ka dhacday madaar ku yaalla Jarmalka xilli Maxamed Faarax dib ugu noqonayay tababarkiisa Itoobiya. Maxamed wuxuu dareemay in falkani ahaa mid cunsuriyadi haggayso, islamarkaana shaqaalaha ammaanka ee Madaarku ula dhaqmeen si aan caddaalad ahayn,” Sidaas ayuu yidhi afhayeenka Maxamed Faarax.

Maxamed Faarax oo afar jeer haysta horyaalka Olympic-kada ayaa dhibane u noqday falalka midab kala sooca ku salaysan ee ay wajahaan ciyaar yahannada Afrika kuwaas oo ku soo noqnoqda garoomada.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews