berberatoday.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Shir-Guddoonka Golaha Guurtida Iyo Waxyaabaha Ay Kawada Hadleen
March 7, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley shir-guddoonka golaha guurtida Somaliland.

Image may contain: 1 person, standing and beard

 

 

Kulankaas oo ahaa xog-warran ay shir gudoonku madaxweynaha ka siiyeen xaaladda guud ee dalka ka jirta, hadday tahay nabadgelyada, dhex-dhexaadinta beelaha oo ay door muhiima ka qaataan goluhu, iyo u diyaar-garowga doorashooyinka wakiillada iyo golayaasha deegaamada ee sannadka 2019-ka dalka la filayo inay ka qabsoonto.

Image may contain: 1 person, sitting

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhinaciisa waxa uu golaha guurtida ku ammaanay dedaallada ay ka sameeyeen arrimaha dhex-dhexaadinta iyo isu soo dhaweynta beelaha ay dirirtu ku dhexmarto deegaanada qaar, iyo dedaalka ay ugu jiraan in shacbiga Somaliland ku dhaqani ay noqdaan kuwo nabadgelyo iyo walaalnimo waarta ku naallooda marwalba.

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

Guddoomiyaha golaha guurtida, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee golahaas, Mudane Siciid Jaamac Cali iyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee guurtida Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Sheekh Madar.

Image may contain: 1 person, smiling, sitting, table and indoor

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews