berberatoday.com
Somaliland: Qiimaha Shidaalka Oo Kor U Kacay Iyo Go’aamadii Sicir Bararka Ee Xukuumadda Oo Fashilmay.
February 15, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-qiimaha shidaalka lagu iibiyo gabi ahaanba kaalmaha kala duwan ee somalailand ayaa kor u kac balaadhani ku yimi kadib markii todobaadyadan ay qiimaha shidaalka qaaliyeeyeen shirkadaha shidaalka keena ee hass iyo red sea kuwaas oo iyagu kaalmaha ay shidaalka ka iibiyaan ku qaaliyeeyay qiimihii ay shidaalka kaga gadi jireen.

 

hore waxa dalka uga jiray sicir barar kale oo baahsan kaas oo iskugu jiray maciishadda iyo sarifka lcagta dolarka oo kor u kac balaadhani ku yimi mudooyinkii u dambeeyay balse go’aamo lagu xalinayo sicir bararka oo ka soo baxay xukuumadda somaliland ayaa gabi ahaanba noqday qaar fadhiida oo lagu fashilmay.

isku soo wada duuboo xukuumadda somaliland ayaa looga fadhiyaa inay is casisho hadii ay ku guuldaraysato shaqadii ay umadda u hayeen

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews