berberatoday.com
Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Kanada Iyo Baadhitaanka Cidda Ka Dambaysa Oo Socda
February 14, 2018 - Written by Berbera Today

Canada(Berberatoday.com)-Magaalada Ottawa ee Dalka Kanada ayaa lagu dilay Wiil Soomaali ah oo Magaciisu yahay Cigaal Daa’uud.

Booliiska Dalka Canada ayaa bilaabay baadhitaano ku aadan  Wiilka Soomaaliga oo Axaddii lagu dilay Magaalada Ottawa ee Dalka Canada.

Booliska waxaa ay sheegeen in ay waddaan baadhitaano cidda ka dambeysay dilka Cigaal Daa’uud oo ka mid ah dhalinyaradda Soomaalida ah ee ku noolaa dalkaasi.

Sarkaal Sare oo ka tirsan Booliska ayaa sheegay in Cigaal oo 30 Sano jir ah Meydkiisa laga dhex helay Gaadhi nooca Raaxada ah.

Saraakiisha ayaa intaa ku daray in Meydka Wiilka oo in ka badan 24 saacadood dhex yaallay Gaadhiga Baarkinka ku jiray ee lagu dhex dilay iyada oo aan ilaa hadda la ogeyn cidda dishay.

Boqolaal dhalinyaro Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka kanada Sannaddadii lasoo dhaafay, waxaana ciidamada Booliska ay hore u sheegeen in dhalinyarada Soomaalida ay dhexdooda ay is dilaan, isla-markaana aanay jirin Cid ajaanib ah oo Dilkooda ka dambaysa.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews