berberatoday.com
Sucuudiga: Nin Dambi Aanu Galin U Xidhnaa 39 Sano Oo Dadka U Dhashay Dalkaasi Codsadeen In La Sii Daayo
February 14, 2018 - Written by Berbera Today

Jeddah(Berberatoday.com)-Ninkan ayaa waxa lagu tilmaamaa inuu yahay maxbuuska ugu qadiimsan maxaabiista
dalkaasi Sucuudiga, ninkani ayaa jeelka galay isagoo da’diisu aheyd 19jir waxaanay haatan
da’diisu tahay 60 jir.
Sababta ninkani uu muddadaasi u xidhanaa ayaa aheyd dambi aanu isagu galin oo ahaa in
adeerkii uu dilay nin ay ilmaadeer ahaayeen, intaasi kadibna uu adeerkii u baxsaday dalka
Yeman.
Ninkan ayaa waxa magaciisa la yidhaahdaa Al-Sibeeci waxaanay dadka dalkaasi ku
dhaqan boqortooyada dalkaasi Sucuudiga ka codsadeen inay ninkaasi xorriyadiisa usoo
celiyaan sidoo kale qoyska uu ka soo jeeday ninkii uu adeerkii dilay oo ay ilmaadeer yihiin
Al-Sibeeci ayaa waxay ka codsadeen inay cafiyaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews