berberatoday.com
Shirkadda Facebook Oo Khasaartay Mallaayiin Ka Mid Ah Macaamiisheeda !
February 14, 2018 - Written by Berbera Today

News York(Berberatoday.com)-Warbixin dhawaan ay soo saartay shirkadda E-marketer oo Wargeyska Himilo soo xigtay
ayaa waxa lagu cadeeyay in shirkadda Faceboook khasaartay kumanaan kun oo ka mid ah
macaamiisha sida aadka ah ugu xidhan shirkadaasi.

Tirada Da’yarta isticmaasha Facebook ayaa waxay da’doodu u dhexaysaa 12 ilaa 17
waxaanay warbixintaasi cadaysay in 1.4 Milyan oo qof oo da’yar ahi ay sanadkani gudihiisa
ka maarmeen isticmaalka adeegyada shirkada Facebook.
Shirkadda Facebook ayaa waxay sanadkani gudihiisa khasaartay ilaa 2.8 Milyan oo qof oo
da’doodu ay ka hoosayso 25 jir kuwaasi oo isticmaali jiray adeegyada shirkadaasi.
Shirkadda Facebook ayaa haatan khasaaraysa macaamiil tiro badan waxaana la filayay in
shirkadaasi ay tahay shirkada kaliya ee dadka adeegsadaa inay kor u sii kacaan mooyee
aanay hoos u dhicin, dhinaca kale madaxda shirkada Facebook ayaan wali ka hadal
sababta keentay mallaayiinta macaamiisha ah ee ay maalin walba khasaarayso.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews