berberatoday.com
Haweenaydii U Qaabilsaneyd Qaramada Midoobay Arrimaha Iinsaaniga Ah Ee Dalka Iran Oo Si Kedis Ah U Geeriyootay
February 14, 2018 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Haweenaydii Qaramada midoobay u qaabilsanaan jirtay Arrimaha xuquuqda aadamaha
Dalka Iran una dhalatay Dalka Pakistan ayaa u geeriyootay si kedis ah.
Haweenaydaasi ayaa waxa magaceeda la odhan jiray Caasima Jahangir, Caasima ayaa
waxay ku geeriyootay shalay oo Axad aheyd Magaalada Lahur ee Gobolka Bengab ee
dalkaasi Caasima ayaa waxay da’deedu aheyd 66 jir.
Caasima ayaa waxa istaagay wadnaha sida ay baahisay wakaalad wararka ee Pakiatan
Tribune oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay, Jahangir ayaa waxay dhammaadkii bishii hore
qarmada midoobay usoo bandhigtay warbixin ku saabsaneyd xaaladda Iinsaaniga ah ee
hoos u sii dhacaysa ee dalka Iran.
Caasima ayaa waxa la aasi doonaa maalinta salaasada ee barito waxaana la sugayaa wiil
ay dhashay oo dalka dibadiisa ku maqan isla markaana waxa lagu aasi doonaa garoonka
kubbada cagta ee magaalada lahur.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews