berberatoday.com
Nolosha Adagi Waa Tababar Kuu Socda Oo Maalin Maalmaha Kamida Ku Anfici Doonta”Akhriso Sheekadan
February 12, 2018 - Written by Berbera Today

Nolosha adagi waa tababar kuu Socda!
————————————————

Gabadha yar ee sawirkan iidiin ka muuqata waxa la yidhaa Marwa. waa 10 jir oo kaliya, marwa waxa ay ku nooshay nolol faqiira, iyada ayaana dabarta nolasheeda iyo nolasha qoyskooda. waxa ay tishiyuuga (Tissues) dhididka ama afka la isaga tirro ku iibisa dariiq weyn ee dhex mara magaalada Aswaan ee dalka masar.

wiigan dhex diisa uun bey ahayd markii ay arragtey iyadoo la sharxey, lana qurxiyay dariiqaa si luugu qabto tartan maaradoona oo caruurta luugu qabanayo.

Marwa waxa ay go”aan ku gaadhey iney ka qayb qaadato tartankaa, waxeyna toos ugu tagtey hawlwadeenadii qabanqaabinayay hawshan, iyadoo ka codsatay iney ka qayb gasho tartankan.

Nasiib wanaag waa la ogolaadey, waxeyna ka qayb gashey tartankii iyadoo cagaagan isla markaana sidata dharkeedi caadiga ahaa sida xijaabkeda.

waxa yaabka ku noqdey hawl-wadeenadii ayaa ah iney marwa kaalinta koowaad ku guuleystay iyadoo ka guuleystay caruur loo soo diyaariyay si weyn isla markaana xidhan kabihii orodka iyo maryihii orodkaba.

Marwa waxa ay soo jiidatay guusheedu dadweynaha dalka masar taas oo keentay in dad fara badan ugu baqeen in marwa lagu darro caruurta athletikada masar, isla markaana la kafaalo qaado nolasheeda oo dhan.

Marwa yar ayaa sheegtay iney eryato mararka qaar macaamiisha ka iiibsneysa tishiiyuuga ee gawaadhida wadata si ay uga iibiso af mariskan yar ama tishiiyuugan.

Halkaa waxa inooga soo baxeysa nolasheeda adagi iney u ahayd tababar dabiiciya!

Socodkaaga iyo shaqadaada adagi mararka qaar waxa ay kuu yeesha adeyg aad u aayi doonto mar danbe ! noqo marwa oo kale!

W/Q : Dr Abdulkareem Ali Boltuur

#Boltuurinspiringstories …..shaki la aaan waad gaadhaysaa meesha aad u socoto caqabad walba oo ku hor istaagta

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews