berberatoday.com
Xildhibaan Guurti Ah Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka Ay Abaartu Hayso
February 11, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Muuse Ibraahim Aw Nuur, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay abaarta ka taagan deegaano ka tirsan Somaliland, waxaanu ku taliyey in si deg deg ah loogu gurmado dadka ay abaartu hayso.

Xildhibaan Muuse Ibraahim Aw Nuur oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay sicir bararka waxaanu ugu horeyn yidhi “Waxa dhab ah in deegaano ka tirsan dalkeena inay abaari ka jirto, markaas inaynu dadkeenaas ay abaartu hayso ee dhibaataysan u gurmanaa, oo aynu wax tarnaa, ILLAAHAYNA waxaynu ka baryeynaa inuu raxmadiisa inoo shubo, oo abaarta nimco inoogu bedelo”.
Mar uu ka hadlaayey sicir bararka ayaa yidhi “Dalka dawlad baa ka jirta, dawladda ayaana ILLAAHAY ka sakow dalka iyo dadkaba ma masuul ah, ee talaabo kasta oo ay Dawladdu ka ku xalinayso sicir bararka waan soo dhaweeynayaa, laakiin waa inay Dawladdu ku dadaasha sidii ay xal iyo qorshe waara uga yeelan lahayd sicir bararka”.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews