berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wiilkii Uu Soddoga U Ahaa Siilanyo Oo Shirkad Gaar Ah U Diiwaan Gashaday Mashaariicdii Uu Ka Dillaali Jiray Berbera
February 10, 2018 - Written by Berbera Today

UEA(Berberatoday.com0-Safiirka Somaliland u fadhiya waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Baashe Cawil Cumar(Morgan) oo ah Wiilka uu soddoga u ahaa Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa war-saxaafadeed uu Khamiistii soo saaray kuna baahiyey Degelka uu ku leeyahay Facebook-giisa waxa uu ku sheegay in shirkad lagu magacaabo ‘Somaliland Investment Company’ uu ka diiwaan geliyey dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, diiwaan gelinteeduna waafaqsan tahay shuruucda waddanka Ingiriiska sida uu sheegay.

 

 

Wakiil Baashe Morgan ayaan kala caddayn in shirkaddani isaga gaar u tahay iyo in kale inkasta oo qoraal kale oo Af-ingiriisi ku qoran oo faahfaahinaya shirkaddan uu soo dhigay Facebook-giisa uu ku sheegay in Sheer-holderkeeda uu ku calaamadiyey Wasaaradda Maaliyadda sidoo kalena Masuuliyinta shirkaddan uu ku kala sheegay isaga oo ah Baashe Cawil Morgan iyo Wasiirka arimaha dibada Sacad cali Shire, halka uu Xoghayaha shirkaddan ku sheegay Cabdiraxmaan Xasan Cabdilaahi.

Dad badan oo qoraalkan faalleeyey ayaa fahmi waayay ujeedada dhabta ah ee kambanigaasi uu Safiirku ku sheegay mid faa’iido weyn u leh Somaliland halka dad kale oo la socda Arrimaha Baashe Cawil sheegeen in kambanigaasi isagu leeyahay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews