Daawo Muuqalka”Wasiirka Biyaha Saleeban Cali Koore Oo Golaha Wakiilada Ee Uu Katirsanaa Hortagay Shaaciyeyna Gobalka Ugu Biyaha Badan Somaliland Iyo Ka Ugu Biyaha Yar
January 13, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore oo
maanta xildhibaanad Baarlamaanka Somaliland khudbad ka hor jeediyey waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey gobalada Somaliland gobalka ugu biyaha badan iyo gobalka ugu biyaha Yar
Wasiirka ayaa sheegay in Magaalada Burco ay tahay meesha ugu biyaha dhaw marka la qodaayo uguna biyaha badan balse Magaalada Laascaanood aaney wax biyo ahba laheyn hadii riig laga qodo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan