berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed Oo Ka Hadlay Xiisada Ka Dhalatay Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Degmada Tuka Raq Ku Ruqaan Saday
January 13, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadley xaalada deeganka Tuko-raq ee gobolka Sool,Waxaanu si cad u sheegay in Dawlada Faderaalka ah ee Soomaaliya ay xaalado dagaal ka wado deeganada bariga Somaliland isla markaana ay wasiiro ka mid ah xukuumada Farmaajo ku soo xad gudbeen dhulka Somaliland. Sidoo kale Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa sheegay in Tuko-raq ay tahay dhulkii Somaliland isla markaana aaney Somaliland ku duulin dhul ay maamulka Puntland leedahay. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews