berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dawlada Iran Oo Soo Bandhigtay Doonyo Cusub Oo Dheeraynaaya ,Laguna Rakibay Hub Cusub.
December 6, 2017 - Written by Berbera Today

Tehran(Berberatoday.com)-Dawlada Iran Ayaa Soo Bandhigtay Doonyo Cusub Oo Dheeraynaaya ,Laguna Rakibay Hub Cusub.

Maraakiibtan ayaa lagu rakibay hub kala duwan, kaas oo aan hore u saarnaan jirin maraakiibtii ay hore u isticmaali jireen ciidamada Badda wadanka Iran, waxaanu hubkani isugu jiraa qoryaha sida daran dooriga u dhaca iyo gantaalo meel fog wax ka toogan kara.

Sidoo kale ciidamada ayaa badda ku sameeyey dhoolatus ay ku tijaabinayeen maraakiibtan iyo doonyo loogu talo galay in dusha laga saaro, kuwaas oo aad u dheeraynaaya.

Maraakiibtan ay soo bandhigtay wasaaradda difaaca wadanka Iran ayaa ah kuwo loogu talo galay ilaalada xeebaha wadanka Iran iyo gurmadka deg dega ah, waxaanay saacado kooban jari karaan masaafooyin aad u fog oo kala duwan.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews