berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Arday Madaxda Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Ku Eedeeyey Inay Ka Musuqeen Deeqo Wabarasho
December 5, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Arday ka tirsan Ardaydii sannadkan dhammaystay Dugsiyada sare ee Dalka Somaliland oo ka kala yimi gobollada Dalka, ayaa Hargeysa ku sugnaa dhawaanahan, isla markaana ku eedeeyey Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare inay musuqday Deeqo Waxbarasho oo Arday ahaan loogu yeedhay inay soo Codsadaan, isla markaana soo gudbiyaan Shahaadooyinkooda oo ay hore u dhammaystireen, Balse Cid gaar ah Imtixaan la’aan ay Wasaaraddu ku siisay, iyaga oo sheegay inay yihiin Ardaydii Kaalmaha sare ka galay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare sannadkan 2017-ka.

Ardaydan oo Dhalinyaro Rag ah u badani waxay sheegeen, in wakhtigii ay geli lahaayeen Jaamacadaha dalka laga lumiyey oo aanay geli karin Jaamacadaha Somaliland ka furan wakhtigan, sidoo kalena Wasaaraddu ka musuqday Deeqihii Waxbarasho ee ay marka hore ugu yeedhay si ay ugu baxaan, sida ay ku doodeen Dhalinyartani.

Waxaannu Warka iyo Warbixinta Ardaydaasi Warbaahinta maanta kula wadaageen magaalada Hargeysa oo ay ku sugan yihiin iyo Sharrraxaaddooda-ba, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews