berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Masar Oo Sheegay Inuu Nabad Qabo , Kadib Markii Laga Musaafuriyey Dalka Imaraadka + Sababta Loo Musaafuriyey
December 4, 2017 - Written by Berbera Today

Masar(Berberatoday.com)-Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Masar Axmed Shafiq ayaa sheegay inuu nabad qabo oo aanan la afduubin.

Qoyskan Axmed Shafiq ayaa walwal ka muujiyay noloshiisa ka dib markii wadanka Imaaraadka laga masaafuriyay.

Image result for Ahmed Shafiq

 

 

Masaafurintan ayaa imanaysa kadib markii mas’uulkani uu sheegay inuu doonayo inuu u tartamo doorashadda Masar ka dhacaysa sanadka soo socda ee 2018-ka

Axmed Shafiq ayaa dalka Masar u cararay 2012-kii xiligii Maxamed Mursi uu xukunka dalka ku guulaystay.

Markii dambena waxaa Maxamed Mursi xilka ka tuuray General Cabdifataax Alsisi sanadkii 2014-kii.

Axmed Shafiq waxaa loo haystay arrimo la xiriira musuqmaasuq iyo wax isdaba marin.

Dalka Masar ayaa lagu wadaa sanadka soo socda ee 2018-ka inuu doorasho gallo.

Waxaana hadda wadankaasi ka taagan dhaqaalo xumo iyo amaanka oo aad u liita.

Cabdifataax Alsisi ayaa si weyn ula tacaalaya dagaal ay koox fadhigoodu yahay Siinaay ay ku hayso ciidanka dowladda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews