berberatoday.com
Safaarada Somaliland Ee Dalka Itoobiya Oo Dab Qabsad Awgii Shufbeeshay Iyo Wakiilka Somaliland Ee Dalka Itoobiya Oo Ka Hadlay
October 8, 2017 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-dab ayaa qabsaday xarunta safaarada soomaaliland ee dalka Itoobiya.

Dabkan oo ilaa hada baadhis lagu wado sababaha keenay yaa waxa Loo Qabtay Hal Ruux Oo Nina

Wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya Cali Xuseen Ismaaciil(Shoombe) oo qoraal ku baahiyey bartiisa Facebook ayaa xaqiijiyey dabka qabsaday dhismaha safaarada, waxaanu sheegay in loo xidhay hal qof oo ay baadhis ku wadaan ciidamada amaanka Itoobiya

 

 

Safiir Cali Shoombe ayaa sheegay in ciidamad dab demiska Itoobiya iyo kuwa boolisku ay ka qayb galeen sidii loo bakhtiin lahaa dabkaasi, waxaanu qoraalkiisu u dhingaa sidan

Khasaare sahlan ayaa soo gaadhay fiidkii caawa qayb ka mid ah xafiiska safaarada Somaliland ee Addis ababa ka dib markii dab qabsaday. Hal qof ayaa loo qabtay, waxaana baadhis ku wada ciidamada booliska iyo dab damiska Itoobiya oo si habsami ah gacanta ugu haya.

Warar Hoose oo soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan Xafiiskii safaarada Somaliland Ee dalka Itoobiya Guud ahaan shuf beelay oo dabka qabsaday baabi,iyay halka ruux ee loo qabtayna la sheegay inuu yahay itoobiyaan gidaarka uga dhacay oo isagu dabkaas Qabadsiiyay

Wakiilka Somaliland Ee Dalka Itoobiya Cali Shoonbe ayaa ah nin iska liita oo aan waxbana ka aqoonin Diblimaasiyada iyo qaababka looga shaqeeyo safaaradaha dalalka Debeda.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews