berberatoday.com
Haweenaydii Wehelinaysay Ninkii 59 Qof Ku Dilay Las Vegas Oo La Caddeeyay Inay Ka Maqneyd Maraykanka Markii Uu Dilkaasi Geysanayey !
October 7, 2017 - Written by Berbera Today

Las Vegas(Berberatoday.com)-Ciidammada dalka Maraykanka ayaa waxay tuhansanaayeen haweenay u dhalatay dalka Philippin oo sanado xidhiidh la laheyd Erick Paddo oo ahaa ninkii 59 qof ku dilay Las Vegas, ciidammada ammaanka ee dalkaasi Maraykanka ayaa waxay baahiyeen sawirada haweenaydaasi waxaanay nasiib wanaag soo cago dhigatay Dalka Maraykanaka, iyadoo saarnayd kursiga loogu tala galay dadka curyaamiinta ah amase aan socon karin ee lugaha wax ka soo gaadhaan.

c4832062-753b-43c3-b893-0d6373f7ecd4_16x9_600x338Haweenaydan oo magaceeda la yidhaahdo Marilo daly ayaa waxay hor tagtay dambi baadhayaal ka tirsan si ay isku bari yeesho, haweenaydan ayaan ku sugnayn gudaha Maraykankii markii uu falkaasi dhacayay sababta keentay in la tuhmo ayaa waxay tahay in goobtii hudheelka ahayd magaceeda laga helay waraaqo caddayn ah oo ay lahayd oo laga helay meydka Paddok agtiisa, haweenaydan ayaa iyadu la soo xidhiidhay ciidammada ammaank ee Maraykanka si ay isku cadayso in aanay ku lug lahayn falkaasi, waxa kale oo la xaqiijiyay in xidhiidh hore ka dhexayn jiray paddok iyo Marilo, balse muddooyinkan dambe safar booqasho ah ku tagtay dalka Philippin oo ay asal ahaan ka soo jeedo.

Ninka dilkaasi ku kacay iyo haweenaydan ayaa la sheegay inay da’doodu isku dhaweyd oo lagu kala sheegay in haweenayda da’deedu ahayd 62jir, halka uu Paddok oo isagu dilka geystayna da’diisu ahayd 62 jir.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews