berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Masuul Sheegay Inuu Kamida Ahaa Asaasayaashii Xisbiga Kulmiye Hadana Xil Kahayay Xukumada Oo Iskacasilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbigaas Kuna Biiray Xisbiga Waddani Iyo Sababtoo Uu Faahfaahin Ka Bixiyay
October 7, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah aas aasayaashii xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu gabi ahaanba iska casilay xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye isla markaana uu ku biiray xisbiga Waddani

Masuulkan ayaa waxaa lagu magacaaba Maxamuud Cabdilaai Xarbi isla markaana waxaa uu hore u ahaan jiray gudoomiye ku xigeenkii Haaya’adda shaqaalaha iyo agaasimihii shaqaalaha ee wasaarada madaxtooyada Somaliland .

Image may contain: 1 person, smiling, sitting

 

 

Sidoo kale masuulkan ayaa waxaa uu taageero weyn ku leeyahay gobalka Haw doo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo waxaana uu ahaa qof labaad ee xisbiga Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews