berberatoday.com
Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Sheegay In Wasiir Maxamuud Xaashi Aanu Wax Taageero Ah Ku Laheyn Beesha Musharax Muuse Biixi
October 7, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Maxamuud Xussen Dhabeeye ayaa waxaa

 uu maanta si cad u sheegay in Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi uu yahay nin taageer badan ku leh bariga Somaliland iyo magaalada Hargeysa-ba isla markaana uu ka mid yahay ragii Kumiye aasaasay

Sidoo kale Agaasimaha ayaa waxaa uu si cad u sheegay in Maxamuud aanu Wax Taageero ah ku haysanin oo qudha beesha uu ka soo jeeda Musharax Muuse Biixi walow aanu sheegin wax sabab ah oo uu arintaasi ku saleynaayo

 

 

Agaasimaha ayaa sidan ku shegay qoraal kooban oo uu soo dhigay barta ay bulshadu ku kalanto ee Facebook

Image may contain: 1 person, text

 

Xigasho Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews