berberatoday.com
Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddiga Diyaarinta Muraaqibiinta Xisbiga Kulmiye
October 6, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha ahna Musharax  Madaxweyne ee Xisbil Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay Gudi Ka shaqayn doonta Soo xulida iyo Toobabarida Muraaqibiinta  Doorashada Madaxtooyada ee Xisbiga Kulmiye, Waxaana sidaas lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo Baxay Xafiiska Musharax Muuse Biixi Cabdi oo sidan udhignaa”

XISBIGA MIDNIMADA IYO HOURMARKA JSL EEKULMIYE

Ref. No:XK / XGX / 0042272 / 2017 October 6th, 2017

Ku: Cabdicasiis Maxamed Samaale =Hargeisa =

Ku:Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan=Hargeisa =

Ku: Cabdikariim Axmed Maxamed =Hargeisa =

Ku: Ibraahim Daahir Dubad =Hargeisa =

Ku: Axmed Muumin Seed =Hargiesa =

Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE = Hargeisa =

Ujeeddo:Magacaabista Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE.

Xisbiga KULMIYE isaga oo aqoonsan muhiimadda ay Muraaqibiinta Xisbigu u leeyihiin hufnaanta Doorashada Madaxtooyada ee soo socota, waxa uu magacaabayGuddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE. Xubnaha Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE waxa ay kala yihiin:

 

 

 

1.Cabdicasiis Maxamed Samaale – Guddoomiye

2.Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan – Guddoomiye Ku Xigeen

3.Cabdikariim Axmed Maxamed

4.Ibraahim Daahir Dubad

5.Axmed Muumin Seed

Guddidani waxa ay masuul ka yihiin diyaarinta, tababarka iyo maamulka muraaqibiinta iyo goob-joogayaasha Xisbiga KULMIYE. Waxa kale oo ay masuul ka yihiin adeegsiga farsamada cariga ah ee IT-ga iyo xog ururinta (Data Collection).

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews