berberatoday.com
Haweenay Somaliyeed Oo Markii Uhoreysay Ka Mid Noqotay La Taliyayaasha Gaarka Ah Ee Golaha Amaanka
October 5, 2017 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Marwo Amina Maxamed ayaa ka mid noqotay lataliyayaasha Madaxbanaan ee Qaramaada Midoobey kala talineya arrimaha horumarinta, dhaqaalaha, cimillada iyo nabadda.

Madaxweynaha Golaha guud ee Qaramada Midoobey Miroslav Lajcák ayaa soo magacaabay 15 kiisa lataliye madaxa banaan iyadoo lagu soo daray Marwo Amina Maxamed oo ah Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya.

 

 

Amina ayaa sheegtay in ay ku faraxsantahay islamarkaana soo dhaweyneyso arrintan oo ay sheegtay in ay muhiim u tahay mustaqbalka dadka ay matasho.

Kulanka ugu horeeya ayay la taliyaasha la magacaabay yeelan doonaan jimcaha soo socota, waxaana ay ku dejin doonaan Ajandaha Qaramada Midoobey ee Sanadka soo socda oo ay ka mid yihiin Nabadda,hiigsiga horumarinta Caalamka iyo hirgelinta heshiiskii Cimilada ee Paris lagu saxiixay 2015kii.

Ajandayaasha ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah dib u habeyn lagu sameynayo Qaramada Midoobey ,arrimaha xuquuqda aadanaha iyo weliba sharafta aadanaha.

Marwo Amina Maxamed ayaa noqonaysa haweeneydii ugu horeysay oo Soomaali ah oo gaarta darajada ah la taliye Qaramada Midoobay.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews