berberatoday.com
Ururka Suxufiyiinta Gobolka Saaxil Ee Sahil Madia Develoment Organization Oo Eedeyntii Ugu Cusleyd Ujeediyay Haayada Creative Ee Lasoo Mariyo Mashaariicda Wacyigalinta Doorashooyinka
October 5, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Urur Suxufiyiinta Gobolka Saaxil ee Saaxil Media Development Organization ayaa warsxaafadeed isugu Jira Eedeyn Kusocota Haayada Creative ee La Soo Mariyo Mashruuca wacyigalinta Iyo Ogeysiisyada Doorashooyinka Islamrkaana  Ku socda Gudida Komishanka Doorashoyinka Qaranka Soo Saaray Waxaanu warsaxaafadeedkaasi udhignaa sidan.

Warsaxafeed
Ujeedo Eedayn Haayada Creative
Ururka saxaafada ee gobolka saaxil (Saaxil Media Development Organization) mar kale ku eedaynaynaa haayada creative ee qaabilsan bixinta mashuuraca wacyi galinta dorashooyinka jamhuriyada Somaliland
Ururku wuxuu Haayada ku eedaynayaa wax ‘’ isdabamarin iyo inay mashaariciidi wacyi galinta dorashoyinka siisay ururo ay gacan saar la leeyihiin haayada Greative Isla markaasina ay daadafeeyeen ururadii wadaniga ahaa ee ka jiray degaanada ay dorashadu ka dhacayso
Iyagoo diiday inay ururadu si xor ah ugu tartamaan mashuuraca wacyi galinta dorashada oo kooto loogu xidhay ururo gaar ah.
taasi oo lama filaan ku noqotay ururadii doonayay inay ka qaybtaan wacyi galinta dorashada ee gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland
ururka saxafaayiinka gobolka saaxil ee magiciisa loo soo gaabiyo (SMDO) uu mar kale ugu baaqayaa komishinka qaranka somaliland inay soo farogeliyaan arintan cakiran ee ka dhexaysa ururada ka jira gobolada iyo degmooyinka Somaliland iyo haayada Greative ee qaabilsan bixinta mashruucaasi oo haatan xaalada ugu adagi ka dhex taagan tahay ururka saxafiyiinta gobolka saaxil iyo haayadaasi ,waxaanu ururkaasi uu komishinka qaranka ku adakaynayaa inaan dhayalsan arintaasi madaama ay iyagu masuul ka yihiin guud ahaanba hawlaha loogu diyaar garoobayo doorashooyinka Somaliland ee anigu soo fool leh islamarkaasi ay door ku leeyihiin dhaqdhaaq kasta oo la xidhiidha hawl socodsiinta doorashooyinka
Gabogabo

Waxaanu la socod siinaynaa komishanka doorashooyinka hadii haayada creative ku sii adkaysto mawqifkedii hore inay Adkaan doonto wada shaqaynta hawlaha dorashooyinka ee saaxafada iyo komishanka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warsaxaafadeedka 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews