berberatoday.com
Madaxweynaha Uhuru Kenyatta Oo Goob Fagaare Ah Uga Hanjabay Raila Odinga Iyo Kenyatta Oo Rajo Xumo Ka Miijiyay Doorashada Ku Celiska Ah+Waxa Uu Samayn Doono Hadii Laga Guulaysto Doorashada
September 12, 2017 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in haddii Raila Odinga uu kusoo baxo doorashada ku celiska ah ee 17 bisha Oktoobar, in xisbigiisu oo aqlabiyadda baarlamaanka leh uu xilka ka xayuubin doono.

Kenyatta oo khudbad u jeedinayay ergo taageerayaasha xisbiga ah ayaa af Sawaaxili ku yidhi “Xitaa haddii la doorto, waxaan haysanaa fursad aan labo ama saddex billood xafiiska kaga erino”.

Related image

 

 

Sida uu dhigayo sharciga Kenya madaxweyne talada haya xilka waa laga qaadi karaa haddii loo arko in uusan maskixiyan ama jismiyan u caafimaad qabin oo uusan hawshiisa gudan karin.

Siyaabaha kale ee madaxweynaha xilka looga xayuubin karo waxaa ka mid ah in uu meel kaga dhaco dastuurka, ama haddii la rumaysan yahay in uu madaxweynuhu galay dambi marka loo fiiriyo sharciyada qaran iyo kuwa caalamiga ah.

Madaxweyne Kenyatta ayaa lagu dhawaaqay in uu ku guulaystay doorashadii 8 Agoosto, laakiin maxkamadda ugu sarraysa dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday, iyadoo durtay sidii loo arruuriyay natiijadii doorashada.

Hase yeeshee xisbiga NASA ee mucaaradka ah ayaa sheegay in Kenyatta uusan haysanin aqlabiyad ku filan oo uu madaxweyne xilka uga qaado.

Hadalka madaxweynaha ayaa dad badan ka yaabisay, waxaana loo fasirtay in madaxweynaha uu fahamsanyahay suurtogalnimada in Raila uu ku guulaysto madaxtinimada doorashada ku celiska ah.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews