berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Badhtamaha Dawga Sheekh
September 12, 2017 - Written by Berbera Today

Sheekh(Berberatoday.com)-Dawga Magaalada Sheekh oo u dhaxeey magaalooyinka Burco iyo Berbera ayaa waxaa maanta ka dhacay shil baabuur oo uu ka dhashey khasaare iskugu jira dhimasho iyo Dhawaac

Shilkan gaadhi ayaa waxaa ku dhintay hal qof halka ay ku dhaawacmeen 14 qof oo kale waxaana dadkii dhaawaca ah lagu daaweynayaa cisbitalka magaalada Sheekh

Gaadhiga Shilka Galay Ayaa Ahaaa Basaska dhaadheer ee shirkada Gaadiidka Socdaalka Ee Bari Iyo Galbeed

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews