|
berberatoday.com
Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Qatar Oo Kasoo Jeeda Degmada Laascaanood Oo Lagu Diley Magaalada Doha.
June 18, 2017 - Written by Berbera TodayInaa Lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Waxaa niman ku hubaysan toorayo iyo qalab kaleba ay ku dileen magaalada Doha ee caasimada dalka Qatay sarkaal mudo dheer ka tirsanaa ciidamada Booliiska ee dalka Qatar, isla markaana ka soo jeeda magaalada Laascaanood. Marxuunkaas ayaa magaciisa la yidhaahdaa ala ha u naxariistee Cabdillaahi Xuseen Gedle(Cabdillaahi Afweyne). Cabdilaahi ayaa inaanu soomaaliya ka tegin waxa lagu xasuustaa inuu ahaa dadkii dhidibada u taagay kobada kolayga soomaaliya, isagoo ka mid ahaa cayaartooydii xulka qaranka soomaaliya ee todobaataneeyadii, wuxuuna mudo ku dhow 30 sano uu ku noolaa dalka Qatar. Qaar ka mid gacankudhiiglayaashii diley oo la sheegay inay u dhasheen wadamada kale ee carbeed, sida Tunisa iyo kuwo kaleba ayaa gacanta lagu dhigay waxaana socda baadhitaan la xidhiidha dilka sarkaalkaas. Dilkan ayaan la hubin inuu xidhiidh la leeyahay colaada ka dhex aloosantay wadamada carbeed ee is xulufaysatay. Marxuun Cabdilaahi ayaa ifka uga tegey caruur iyo hooyooyinkood, waxaana eebe uga baryaynaa inuu janadii firdowsa ka waraabiyo, dambigiisana dhaafo, eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ka siiyo Waxaana halkan tacsi uga dira dhamaan jaaliyada beesha Maxamed Garaad(Bahsame) oo ay ka mid yihiin:
Gudoomiyaa Jaaliyada Cabdinaasir Xaaji Ciise Caaqil Cali Maxamed Kaarshe Oday Cali Muuse Cali Guure C/laahi Yuusuf X Xuseen Khaalid Afrax Axmed-Dahir Cisman Yare Sheekh Cabdikariim Xuseen Carab Sheekh Cumar Cabdi Jiir Maxamed Faarax Cadde Sheekh Yaasiin Yuusuf Dheere Hassan Diiriye Jaamac Maxamuud Xassan Jaamac(Soocade) Cabdifatax Aw- Dahir Xaaji Xassan Maxamed Cisman Fagagan Cabdillaahi Diiriye Jaamac Dr Maxamed C/raxmaan Felis Diiriye Jaamac ifrax dahir axmed cumar Deeqa Diiriye Jaamac C/weli Diiriye Jaamac C/Xakiim Diiriye Jaamac Sheekh Axmed saakin cabdi xuseen Maxamed Diirye Jaamac Ibraahim /cabdi Buraameeye Maxamed Cabdi Koosafaare Goobe Xassan Dhalac Xaydaro maxamud Yuusuf Gedle Sh mubarak cabdi xasan Cabdilahi gableeye Cabdilahi dhagahoray Cabdi xaaji hiirad Dr cabdi fookheeye Xaaji Cabdisalaan Haydayn Cali maxamed murasal Xuseen darwiish Oday Cabdi Darwish Axmed salebaan isman sancad mustafe dhoodi cilmi Ibrahim iidle ducaale samsam cumar cali maxamed amina bucuur rubaabi cilmi warsame xalimo bucuur fadumo warsame cali obsiiye fadumo isman yare jamac dhoodi cilmi salax cali food jamac kaliil maryan yuusuf isman imaan cabdi xaaji hiirad shabac astur nasra xasan kurtun caaqil fanax xusen sahra cali jamac adan yare ayaan cali doob rooda farax ismacil xayaad cabdi xaaji hiirad yaxye axmed shire duuble cabdiwali caamir ciro xasan ogaadeen sh cawl farax mahad adan wali tungub cibaado adan warsame maxamud caamir khadra yuusuf m cade cabdi farax mahad cibaado hayan cabdinur yuusuf cumar mursal maxamed abokor cali shire xusen daroor Ibrahim cabdul ibrahim canab jamac darwiish samsam xusen darwiish shamis adan dheere siciid marsheeye axmed dhagahorey adan abokor cali shire siciid m farax cade maxamed cali maxamed kaarshe adan jamac madoobe rigaax cabdi gorod xaashi cabdiqani cumar faruur kaliil cali hagaf abshir cabdinuur maxamed cali doob sh maxamed cabdilahi x axmed Cagaar Cisman yare Salebaan cilmi warsame Khaliif caamir Maxamed jibin Cabdirisaq cumar faruur Amina faruur warsame Cabdicasiis dahir axmed cumar Maryan Yasin Bare Deeqa Kaliif Xaliimo Cali Barre Waxaa soo diyaariyey Hassan Diiriye Jaamac Contact:Hassandjama@hotmail. COMMENTS
|
||||
|