berberatoday.com
58 Ruux Oo Kujiray Dhismihii Grenfell Tower Ee Dabku Qabasaday Ee London Oo Raq Iyo Ruuxba La Layahay
June 18, 2017 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-58qof ayaa nolol lagu la’yahay waxaa loo maleynaya inay dhinteen, dadkaasi waxay ku jireen dhismihii Grenfell Tower ee dhowaan gubtay, Booliiska ayaa arrintan cusub shaaciyey waxayna cabsi gelisay qoyays badan.

Tirada dadka ku dhintay dabkan oo kordhaysa, waxaa ay noqonayaan dadkii ugu badnaa ee UK dab ku dhinta, wixii ka danbeeyay dagaalkii labaad ee aduunka.

Waxaa xitaa khasaaraha nololeed ka badanyahay, dabkii ka kacay garoonka The Bradford Stadium, sanadkii 1985, kaasi oo sababay dhimashada 56qof .

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews