berberatoday.com
Dawlada Somaliya Oo Dalkeeda Ka Saartay Sarkaalkii Ugu Sareeyay Haayada Cuntada Iyo Beeraha Ee FAO
June 17, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdihso(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliya waxay ku wargelisay Qaramada Midoobey in waddanka laga saaro wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada u qaabilsan ee FOA,

Qoraal wasaarada arrimaha dibedda Soomaaliya soo saartay waxaa sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Richard Trichard .lagu eedeeyay hab dhaqan xumo, iyo ixtiraam darro uu kula kalacay saraakiil dowladdeed oo wasiiro ku jiraan kuwaas oo Xafiiskiisa Muqdisho ugua Tagay si arimo La Xidhiidha Shaqadiisa uu dalka Somaliya Kahayo Ugala Hadlaan.

Waxaanay dawlada Xamar Sarkaalkan Ku amartay inuu Mudo 24 saacadood Gudohooda Kaga Baxo Dalka Somaliya.

Dhinaca kale Af-hayeen u hadlay Qaramada Midobay ayaa VOA u sheegay inay socdaan wadahadallo u dhexeeya dawladda iyo madaxda Qaramada Midobay oo arrintan lagu xallinayo.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews