berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Wiil Quraan Xaafid Ah Oo Dhawaan Dawlada Isutaga Imiraatka Carabtu Somalinimo Uga Soo Saartay Tartan Quraan Akhris Oo Dubai Uu Kaga Qeyb Galaayay Iyo Siro Dahsoona Uu Wiilka Ka Shifay
June 16, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warka naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa, ayaa xaqiijinaya in ciidamadda booliiska Hargeysa ay xidheen Sheekh Ismaaciil Cumar Madar, oo ah nin da’yar oo dhawaan dawladda Emirateku soo musaafurisay isagoo marka kaga qayb gallaaya magaalada Dubai tartanka quraanka kariimka ah.

Sidaan warka ku hellnay, Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamim Binu Xaamid Althani ayaa u fidiyay Sheekh Ismaaciil yare casuumad iskugu jirta hadyado lacageed, isla markaana wuxuu amiirka dalka Qatar u fidiyay Ismaaciil inuu ka hello doono dalka Qatar degenaansho rasmi ah, shaqo, iyo weliba guri.

Sheekh Ismaaciil oo saaka doonaayay inuu ka dhoofo magaalada Hargeysa, una sii jeeday magaalada Doha ee dalka Qatar, ayey ciidamadda booliiska Hargeysa oo amar ka hellaya xarunta madaxtooyadu ay xabsiga dhigeen, waxaana lagu sii daayay maanta goor danbe dammiin, ma cadda sababta loo xidhay Ismaaciil.

Waxaa la filaya in Sheekh Ismaaciil yare uu dhawaan u safri doono magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu diyaarad rasmi ah oo dawladda Qatar usoo dirayso uga soo sii gudbi doono magaalada Doha ee dalka Qatar.

Sheekh Ismaaciil ayaa xukuumadda Siilaanyo ku noqday laf dhuungashay.

Image may contain: 1 person
Image may contain: 1 person, standing

Halkan Ka Daawo Muuqalka Uu Xogta Rasmiga Ah Wiilka Quraan Xaafidka ah Ka Bixiyay Qaabka Dawlada isutaga Imiraatka Carabtu tartankaas Uqabato Iyo inaan dawlada dubai aqoonsanayn dawladnimada Somaliland

W/Q Mohamed Abdi Hassan Diridhaba

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews