berberatoday.com
Habka ugu fudud ee aad ku heli karto ajarka Habeenka laylatul qadriga:- W/Q Ag Jimcale Cawke
June 16, 2017 - Written by Berbera Today

Imaam ka mid ah iimaamada Masjidka Xaramka ayaa talo dhaxal gal ah siiyay qof kasta oo muslim ah, kaas oo raba in uu helo ajarka habeenka laylatul qadriga, kaas oo dhigma 83 sano iyo bilo ajarkood.

Imaamku wuxu soo jeediyay saddex camal oo loo baahan yahay qofku in uu qabto 10ka danbe ee ramadaan, kuwaas oo aad ugu fudud qof kasta.

Wuxu yidhi:-

1. Waxad Bixisaa habeen kasta oo ka mid ah tobankaas habeen $1 ama lacag u dhiganta oo sadaqo ah “waad ka badin kartaa ama ka yarayn kartaa hadba karaankaaga”.

2. Waxaad tukataa habeen kasta oo ka mid ah toban kaas habeen laba rakcadood ama wax ka badan oo sunne ah.

3. Waxaad habeen kasta akhridaa Suratul qul-huwa-laah Saddex jeer, taas oo ka dhigan in aad dhamaysay quraanka sidu Nabbi Maxamed NNKH inoo sheegay ee uu yidhi suuradani waxay u dhigantaa saddex meeloodow meel quraanka. waxaanad ka dhigan tahay haddi aad akhrido saddex jeer qof quraankiiba dhameeyay.

Saddexdan camal oo aad u fudud hadaad akhrido 10ka habeen ee ugu danbeeya oo dabcan uu ku jiro habeenki khayrka badnaa Ilahayna ku waafajiyo kaana aqbalo, waxaad ka dhigan tahay qof camalkiisu uu la ajar yahay qof saddaqo bixinayay 83 sanno, qof salad sunne ah tukanayay 83 sano ama qof quraanka akhris ku dhameeyay 83 sanno. Mansha Allah Eebe ina jecelaa.

Walaal khayrka fal una gudbi walaalaha kale ee khayr falka jecel.

W/Q Ag Jimcale Cawke

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews