berberatoday.com
Axmed Cabdikariin(Axmed Biif) Oo Kamid Ahaa Fanaaniinta Somalida Ee Qurbaha OO Sheegay Inuu Gabi Ahaanba Fankii Ka Baxay Kana Toobad Keenay
June 16, 2017 - Written by Berbera Today

Dubai(Berberatoday,com)-Axmed Cabdikariin (Axmed Biif) ayaa sheegay inuu ka baxay fankii ballan illaahayna ku qaaday in uusan u laaban doonin, Fariintan ayuu kasoo diray Makka Almukarama , isagoo Cimraysanaya tobanka maalmood ee Ramadaan ugu danbeeya.

“Asc dhamaan Asxaabta iyo ehelkaba aad baan idiin salamaya salaan kadib waxa lagalay tobankii ramadanta ugu khayrka badna waxa kujira hal habeen oo ka khayr badan 83 sanadood walalayaal si ilaahay habeenka inoo waafajiyo laylatul qadriga aynu is cafino dhamaan ummadda muslimiinta agtayda cafis baad ka tihiin idinkuna ilaahay dartii isoo cafiya ii nasoo duceeya aniguna ka daalimaayo ducadiina maadaama aan joogo meeshii aduunka ugu khayrka badnayd EE HARAMKA MAKA ALMUKARAMA

Waxaan kaloo idiin cadeynayaaa inaan fankii gabi ahaanba ka baxay .balan cadna aan alle lagaley inuuu danbigayga dhaafo iina naxatiisto hadii aan kabixi jirey balan aan bani adam lagaley walalayaal balantan ALLE ayaan lagaley cafis baan weydiisayaa rabbigey iyo janno cidina igama xigto yaa raxiim yaa raxmaan yaa qafuur aaamiin aamiiin Aamiiin”

 

Image may contain: crowd, stadium and outdoor
Image may contain: one or more people, crowd, stadium and outdoor
Image may contain: 1 person, close-up

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews