berberatoday.com
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Oo Guri Fiilo Ah Ka Dhex Dhistay Xayndaabka Wasaaradiisa
June 14, 2017 - Written by Berbera Today

Guriga Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ka Dhex Dhistay Xayndaabka Wasaarada Ma Wuxuu Noqonayaa Guri Qaran Mise Wuxuu Noqonayaa Guri Qof Gaar U Leeyahay?

Hargaysa(Berberatoday.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta somaaliland sheekh khaliil ayaa waxaa uu guri fiilo ah ka dhex dhistay wasaaradii diinta iyo awqaafta oo ku taala xaafada shacabka ee magaalada hargaysa gurigaa oo loogu tala galay in wasaaradu gasho iyadaddoo ay wasaaradu markii hore si kumeel gaadh ah ugula jirtay wasaaradaha warshadaha iyo dib u dajinta waaxaana wasaarada loo qoon deeyay in meel gaar ah loo iibiyo waxaana loo dhisay guri fooqa oo ku fadhiya dhul dhan looguna tala galay in laga dhiso wasaarada iyo masaajid,Hadaba waxaa gurigaa looga iibiyay xaafada shacabka ee magaalada hargaysa waxaana inta la bilaabin dhismaha wasaarada iyo masaajidka uu wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland uu ka dhistay guri fiilo ah isagoo wasiirku dhismihii wasaarada iyo masaajidka ka hor mariyay gurigaas fiilada ah oo uu xiligan degan yahay.

5fadeexad

fadeexad

Wasiirka khaliil ayaa waxaa kale oo uu xidhay dhul dhan oo kazoo hadhay dhismihii wasaarada oo qorshaha ugu jirta in uu iibiyo marka xukuumadan siilaanyo wakhtigu ka dhamaado taasina waxaa u saamaxaysa isagoo kaga faa,idaysanaya gurigaa uu dagan yahay iyo dhulka oo isku meel ku wada dhex yaala.

7fadeexad

Wali waxaa qabyo ah dhismihii masjidka isagoo wasiir khaliil ka horaysiiyay dhismihii wasaarada iyo masjidka gurigaa uu ka dhex dhistay dhulkii wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland.

9fadeexad

sheekh-khaliil

Igu danabayntii waxaa ay shacabka Somaliland is waydiinayaan gurigaa wasiirku uu ka dhex dhistay wasaarada ma waxaa weeye guri uu wasiirku leeyahay mise waa guri ay wasaarada diinta iyo awqaaftu ay leedahay oo hadaba wasiirka xilka wasaaradan loo soo magacaabaa gali doona?

 

Xigasho wajaalenews.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews