berberatoday.com
Ganacstada Isticmaasha Dekeda Berbera Oo Ka Cabnaya Dibu Dhac Ku Yimaada Badeecahooda IyoSababta
June 12, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera-902064

 

Berbera(Berberatoday.com)-Bishii Sadexaad Bilawgeedii Ayaay Ahayd Markii Shirkada Carbeed Ee Dp world Aay La Wareegtay Maamulka Dekada Berbera, Odaraska Horumarineed Ee La Filaayay Ayaa Ahaa In Mudo Kooban La Arki Doono Dekad Berbera Oo Qalab Casri Ahi Ka Shaqaynayo, Lana Fududayn Doono Adeega Loo Qabto Ganacsatada wax Kasoo Dejiya Dekada Berbera Waxna Ka Dhoofiya,

Xiligan Cabasho Xoogan Ayaa Kasoo Yeedhaysa Ganacsatada Macaamiisha La Ah Dekada Berbera Ee Maalkooda Soo Mariya, Ganacstadana Ayaa Dibu Dhac ka Tirsanaya Siday Ulla Bixi Lahaayeen Bucsharada Hooda Aay Ugu Talo galeen Maalmaha  Iida Ka Horaysa In Aay Suuqa Galiyaan,

Wiigan Gudihiisa Ayaa Xubno wasiiro Ah Oo Uu kamid Ahaa Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Waxay Kula Kulmeen Berbera Xubno kamida ganacstada, Gancsatada Ayaana   U Gudbiyay Cabashadoodii
Ku Aadanayd Shirkada Dp World , Wax Wali Isbadalayna Ma Jiraan

Xogta Laga Hellayo Shaqada Dekada Oo Jilicsan Ayaa Tibaaxaya In Sababtu tahay Qalabkii Dekada Ee Wax Rogi Jiray Waxna Dejin Jiray Oo Badiba Fadhiistay Dayac Tir La,aan,

Mid kamida farsamo yaqaaanada Qalabkan Ku hawlgala Ayaa Nasiib Daro Ku Tilmaamay In Maanta Dekadii Berbera La Waayo Qalab Wax Lagu Rogo, Waxaanu Yidhi,

Runtii Halbawlaha Dekada Berbera Waa Qalabkaa kala duwan ee Wiishashka, Liftarada, Boosta Wayn Ee xambaarta Koonteenarada , Badi Qalabkani Wuu Fadhiyaa Dayac Tir la,aantood,, Wuxuu Intaa Ku daray Isagoon Jeclayn In Magaciisa La Sheego ,Jawiga Lagu Shaqeeyaa Waa Kulayl waana xagaa , Mar Mar Ayaay xaraadu Nagu tagtaa 44 Illaa 45 Digrii, Dhibaato Ayaanu Ku Qabnaa Marka shaqadii Istaagto Ganacstadiina Nagu qayliyaan,

Waxaanu Intaa Ku Daray , Waxaan Codsan Lahaa In Qalabkan Ladayctiro Hadii Kale La Keeno Qalab Cusub,

Shirkada Dp World Ayaa La Sheegayaa Muadadii Aay Gacanta Ku haysay Maamulka Dekada In Aanay wax Qalaba Kusoo Kordhin, Xubin Kamida Gancstada Isticmaala Dekada Berbera oo Magaciisa Ku Koobay Cabdirashiid Ayaa Dhanka  Kalena    Sheegay   In Aanay Shirkada Dp World Dayactirin Qalabkii Aay Kala Wareegtay Xukuumada Somaliland Ee Sida wanaagsan u Shaqaynayay,

Wararka Qaarkood Ayaa Sheegaya In Shirkada Dp World Aanay Waxba Kusoo Kordhin Doonin Dekada Berbera Illaa La Gaadho Xiliga Doorshada Madaxtooyada Somaliland Oo Aay Taxadir Ka Muujin Doonaan Sida Xaalku Noqdo,

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews