berberatoday.com
Khilaaf Ka Taagan Golaha Deegaanka Saylac Oo Lagu Xidhiidhiyey Madaxweyne Ku-xigeenka (Daawo Xildhibaanno Iyo Masuuliyiin Mucaarad Ah Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxweyne Kuxigeenka
June 10, 2017 - Written by Berbera Today

Saylac(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ah ee Gobolka Selel iyo Xildhibaanno ka mid ah Golaha Deegaanka ee Saylac, ayaa ka hadlay Xadhig Ciidammada Boolisku Khamiistii Shalay kula kaceen 9 ka mid ah Xildhibaannada Golaha deegaanka, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay is-hor-taageen Shaqadii Dawladda Hoose ee Magaaladaasi.

Xildhibaannada iyo Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ah u jooga Gobolka Selel, ayaa Shir-jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Saylac jimcihii Maanta, ayaa Khilaafka ka taagan Golaha Deegaanka Saylac ku eedeeyay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan-Saylici.

Warkaasi oo faahfaahsan Halkan Hoose ka Daawo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews