berberatoday.com
Masar : Nin Ku Afuray Raashin Ay Karisay Xaaskiisa Oo Geeriyootay Sanad Ka Hor !
June 9, 2017 - Written by Berbera Today

Cairo(Berberatoday.com)-Waa dhacdo aad u layaab badan in qof uu cuno raashin la kariyay sanad ka hor, laakiin Jaceylka uu u qabay xaaskiisa ayaa waxa uu ku  ballan qaaday kadib markii ay geeriyootay inuu raashinkaasi ku afuri doona maalinta ugu horraysa bisha Ramadaan,

ninka ku afuray raashinka ay xaaskiisa oo geeriyootay karisay sanad ka horwaxaanu ku afuray maalintii ugu horreysay bishan barakaysan, kaasi oo ay karisay xaaskiisa oo ku geeriyootay shil aad u naxdin  badnaa oo dhacay 5tii bishii September ee sanadkii hore, ninkan oo magaciisa la yihaahdo Ahmed Khaliifa kuna nool magaalada Najac Xamaadi ayaa waxa uu sheegay in uu aad uga murrugoooday geeridii naxdinta lahayd ee ku timid xaaskiisii uu aadka u jeclaa oo la odhan jiray Iimaan Cabdinaasir, waxa aanu sheegay inuu  ballan qaaday markii ay xaaskiisu geeriyootay in uu cuni doono cunto ay gacanteeda ugu karisay ka hor intii aanay geeriyoon maalinta ugu horraysa bisha ramadaan waana arrinta uu kaga dhabeeyay inuu raashinkaasi uu cuno isagoo aan wax is bedal ah lahayn.

Run ahaanti waa arrin aad u layaab badan waxaanay muujinaysa xaddiga jaceylka uu Ahmed Khaliifa u hayay Xaaskiisa geeriyootay ee Iimaan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews