berberatoday.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Socdaal Ugu Baxo Dalka Imaaraadka Carabta
June 8, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu maalmahan safar ugu baxo dalka Imaaraadka Carabta. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala.

Wararkan uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in socdaalka Madaxweyne Siilaanyo ee dalka Imaaraadka Carabtu yahay mid madaxweynaha u gaar ah, waxaanu dalka ku soo laaban doonaa bishan Ramadaan inta aanay dhammaan.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa safarkii ugu dambeeyay ee uu dibadda ugu baxay wuxuu kasoo laabtay horaantii bishii March ee sannadkan, isagoo dalka Ingiriiska ku tagay socdaal u gaar ah.

 

 

Xigasho Geeska Afrika

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews