berberatoday.com
Ismaandhaafka Madaxda Sare Ee Somaliland Ee Saamiga Itoobiya Ku Yeelanayso Dekeda Berbera
June 7, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa si Kala Duwan uga Hadashay Halka uu Ka Yimid Saamiga Dawlada Itoobiya laga siiyey Dekeda Berbera.

Madaxtooyadda Somaliland ayaa Ku adkaysatay in haba yaraatee aan waxba laga Jarin Saamigii Somaliland ay ku lahayd Dekeda Berbera ee ay la wareegtay Shirkada imaaraadka laga Leeyahay ee DPW Kaas oo dhamaa 35% iyadoo xustay in Saamiga 19% ee Itoobiya la siiyay laga Jaray Saamiga Guud ee Shirkada DPW ee dhamaa 65%.

Hasa Yeeshee Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Cadeeyay in Somaliland ay siisay Itoobiya 5% halka 14% Kale ee Soo Hadhayna ay ka qaadatay Shirkada DPW.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews