berberatoday.com
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Mujaahid Ooto Biixi
June 6, 2017 - Written by Berbera Today

INNAA-LILLAAHI WA-INNA ILEYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa isaga oo ku hadlaaya afkiisa, ka xildhibbaanada Wakiilada, hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli ba taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee gudo iyo dibad ba, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan shacabka Somaliland isaga oo ka tacsiyadeynaaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum/Mujaahid Maxamed Biixi Caalin(Mujaahid Ooto Biixi) oo maanta(Axad) 05/06/2017 ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

cirro2
Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), waxa sida oo kale uu tacsi taas la mid ah u dirayaa ehelkii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuumku isaga oo ku siffeeyey in uu ahaa shakhsi aad u wanaagsan oo ay ku ladhan tahay geesino iyo hal adkaan badan, waxa kale oo uu tilmaamay in uu ka mid ahaa raggii u soo dagaalamay xoreynta qaranka Somaliland oo si weyn looggu xasuusto halgankii dheeraa ee laga ga soo horjeeday Siyaad bare sida oo kale na waxa uu sheegay in uu ka mid ahaa saraakiisha ugu sar-sareysa Xisbiga WADDANI ee naf hurka muujiyey mudadii uu Xisbigaasi jiray.

Guddoomiye Cirro, waxa ugu dambeyntii uu Eebe uga baryayaa Marxuumka in uu godka u nuuriyo sida oo kale uu ka waraabiyo Janntul Fardowsa. Ehelkii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Amiin

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews