berberatoday.com
Pro.Ismaaciil Hure Buubaa Oo Loo Diiday Inuu Ka Dhoofo Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Ee Cigaal Iyo Sababta
June 5, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland ayaa u diiday inuu garoonka Hargeysa ka dhoofo Ismaciil Hurre Buubaa oo hore u soo noqday wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya hadana ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani xilli uu u dhoofayey magaalada Nayroobi .
wasiiru dawlaha amniga Maxamed Muuse Diiriye ayaa warbaahinta u sheegay in sababta ay ugu diideen Buubaa inuu dhoofo ay ahayd isaga oo adeegsanayey Baasaboorka Diblumaasiga ah ee Soomaaliya .
wasiirku waxa uu intaas ku daray in ay ogolyihiin in la isticmaalo basaaboor kasta oo dal kale leeyahay marka laga reebo kan Soomaaliga diblumaasiga ah ee Buubaa sitay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews