berberatoday.com
Muslimiinta Maraykanka Ee Magaalada New York Oo Afur Wadareed Isugu Yimid Kuna Hor Tukaday Dhismaha Dheer Ee Madaxwayne Trump Kum Leeyahay Magaaladaas
June 5, 2017 - Written by Berbera Today

News York(Berberatoday.com)-Muslimiinta ku nool dalka Maraykanka ayaa afur wadareed ku yeeshay dhismaha dheer ee uu ku leeyahay Madaxaweynaha dalka Maraykanku Mr Trump xaafada Manhattan ee Magaalada Newyork.

muslimiinta ku noola maraykanka oo ku hor afuray dhismaha dheer ee madaxwayne trump ku leeyahay magaalada newyorkArrintan ayey dadkaasi Muslimiinta ahi Madaxwaynaha Maraykanka uga dhigayeen farriin ah in ay ka soo hor jeedaan go’aamada uu Trump soo saaray ee ka dhanka Dadka Muslimiinta ah ee ku nool Dalkaasi, muslimiintan ayaa waxay ku afureen goobtaasi intaasi kadibna waxay ku tukadeen salaadii maqrib isla goobtaasi, waddada ay xidheen Dadka muslimiinta ahi ee ay ku tukadeen ayaa ah waddooyinka ugu saxmada badan Magaaladaasi, dhinaca kale dadka bannaan baxa noocan ah la yimid ayaan sidan wax boodhadh ah oo ay fikirkooda ku cabirayaan waxaanay ku eekaadeen oo kaliya afurka iyo tukashada salaada.

Madaxwayne Trump oo ah Madaxwaynaha 45aad ee Dalka Maraykanka xilka dalkaasina la wareegay 20kii bisha January ee sanadkan, sidoo kalena waxa uu ka mid yahay Maalqabeenada ugu hantida badan Adduunka waxaanu soo saaray go’aamo aad u tira badan oo uu ku xakaymayno muslimiinta ku nool Dalkaasi waana ta keentay inay bannaan bax noocan ah Dadka muslimiinta ahi la yimaadaan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews