berberatoday.com
Hay’adda UNICEF Oo Ka Dayrinaysa Xaaladda Carruurta Soomaalida Ee Abaaruhu Saameeyeen
June 5, 2017 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Hay’adda Carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa si deg-deg ah ugu baaqday in wax laga qabto abaaraha ka jira Soomaaliya, kuwaasi oo ay sheegtay inay si weyn u saamaysay Carruurta, islamarkaana ay kuwo badani u dhinteen haddana kuwo kale ay qarka u saaran yihiin in ay u dhintaan.

1.5 Million oo Carruur Soomaali ah  ayaa wajahaya macaluul sida ay shaacisay hay’adda UNICEF.

Sidoo kale, waxa ay sheegtay in dadka Beeralayda iyo Xoolo-dhaqatada ah ay qarka u saaran yihiin in ay lumiyaan beerahooda  iyo sidoo kale xoolahooda abaarta ka jirta Soomaaliya awgeed, Wallow Meelo badan oo Soomaaliya ah uu Raxmaadka Alle ka da’ay.

Sarkaal ka tirsan hay’adda UNICEF ayaa saxaafadda u sheegay in qaar ka mid ah dowladaha caalamka ay ka gaabiyeen gargaaridda xaaladda ay ku sugan yihiin Carruurta Soomaaliya.

Warka UNICEF

Waxaa uu sheegay in Hay’adda UNICEF ay furi doonto sanduuq loogu gurmanayo Carruurta Soomaaliya.

Qaar ka mid ah dowladaha caalamka ayaa balan-qaaday in ay wax ka qaban doonaan Abaaraha ka jira Soomaaliya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews