berberatoday.com
Halkan Ka Akhriso Noocyada Khudrada Ku Habboon In La Cuno Xiliga Afurka
June 2, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Tiro badan oo dadweynaha Muslimiinta ah ayaa isticmaala cuntooyinka dufanka iyo baruurta leh xiliga ay afurayaan, taasina waxa ay ku keentaa inay mudo yar ka bacdi dareemaan firfircooni la’aan, halka sidoo kalena ay cuntadaasi ku sababto in miisaankoodu kordho bisha gudaheeda, hadaba si jidhkaagu u ahaado mid caafimaad qaba bisha ramadaan waxaa lagugula talinayaa in aad xiliga afurka isticmaasho khudradan soo socota.

Waana khudrada jidhka siinaysa xadigii macaadinta iyo macaanka ee uu u baahnaa kuna ilaalinaysay inuu sii ahaado jidhkaagu mid caafimaad qaba;

1. Orange, Liintu waa khudrada caawisa dheefshiidka isla markaana ka hortagta calool istaaga waxana uu qani ku yahay Vitamin C oo jidhka ka ilaaliya xanuunada iyo haraadka, isla markaana jidhka u keena muuqaal dhalaal ah oo aan wejiga qofka laga dareemayn daalka iyo culayska soomanaanta.

2. Muuska ayaa ah tamarta lagama maarmaanka u ah jidhka waana macaadin iyo fitamiinaad uu u baahan yahay, waxana uu qani ku yahay maadada Pottasium-ka oo faa’iido weyn u leh lafaha, waana shay ay tahay inaynu isticmaalno bisha Barakaysan ee ramadaanta.

3. Xabxabka, waa shayga 92% ka kooban biyaha waana shayga nadiifiya jidhka iyo marinada waxana uu jidhka u soo celiyaa dheecaankii iyo dareerihii ka yaraaday intii la soomanaa, waana khudrad ay tahay inaynu xiliga afurka qaadano.

Xigasho: Xogtadunida.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews