berberatoday.com
Dawlada Australia Oo Qorshaynaysa Inay Baasaboorrada Udiido Dadka Carruurta Faraxumeeya
May 31, 2017 - Written by Berbera Today

Melburn(Berberatoday.com)-Dawladda Australia ayaa qorshaynaysa in ay baasaboorrada u diido dadka lagu xukumo in ay faraxumeeyeen carruur iyada oo u cuskanaysa qorshe cusub oo ay dawlladdu wado kaas oo ah “midkii koobaad ee noociisa ah ee adduunka” soo mara.

fff

Hindisahan oo baarlamaanka la horgaynayo ayaa safarrada dalka dibaddiisa ah ka mamnuuci doona dadka loo diiwaangaliyo in ay carruur faro xumeeyeen.

Wasiirka caddaaladda Michael Keenan ayaa sheegay in arrintan ay saamayn doonto dad ku dhaw 20,000 oo qof oo soo dhamaystay ciqaabtii lagu xukumay laakiin wali ay dawladdu dusha kala socoto hab dhaqankooda.

Dadka faraxumaynta gaysta ayaa awoodi doona in ay baasaboorro codsadaan waase haddii laga saaro diiwaanka, sida ay dawladdu sheegtay.

Michael ayaa sheegay in ay xukuumaddu qaadatay go’aankan adag si ay muwaadiniinteeda uga hor istaagto in ay aadaan dalal nugul si ay carruur u faroxumeeyaan.

Dad lagu qiyaasay 800 oo ku jira diiwaanka dadka carruurta faraxumeeyay ayaa Australia ka safray iyaga oo dalal dibadda ah aaday sannadkii 2016kii, sida ay dawladdu sheegtay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews