berberatoday.com
Hargeysa”Taliyihii Qeybta Madaafiicda Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Askari Ciidankiisa Katirsan Toogasho Ku Dilay
May 29, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-alle ha u naxrista Taliyihii qeybta Madaficda goobta ee ciidanka qaranka Somaliland oo lagu magacaabi jiray Deldal ayaa waxa toogasho qudha Kaga Jaray Askari katirsan ciidanka uu xukumo ee qeybtaas ka tirsanaa.

 

Siday ay noo xaqiijiyeen ilo xogogaal ah oo lagu kalsoon yahay wali macaada sababta uu askarigasi u toogtay taliyaha waxa aanay wararku sheegayn inuu baxsaday askarigii toogtay taliyaha oo aan warka aanu helay magaciisa xusin.

Ilaa hada wax faahfaahin ah lagama bixin balse dilaka noocan ah ayaa ah mid ku soo noq noqota ciidanka dhexdiisa

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews