berberatoday.com
Cunsuri Caddaan Ah Oo Qudha Ka Jaray Laba Ruux Oo Ka Difaacay Gabadh Muslim Ah Oo Uu Weerarray
May 29, 2017 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Hay’adda FBI-da ayaa baadhitaan ku wada weerar Jimcihii ka dhacay magaalada Portland ee gobalka Oregon ee Dalka Maraykanka, halkaas oo uu Nin cunsuri cadaan ahi ku dilay labo qof.

Warka CunsurigaWeerarkan ayaa ka dhacay Tareenka magaaladaasi laga raaco, waxaana la sheegay in nin cunsuri caddaan ah uu weerar ku qaaday labo gabdhood oo tareenka saarnaa oo mid kamid ah wadatay xijaab.

Ninkan oo ku dhawaaqayey erayo ka dhan ah Islaamka iyo muslimiinta ayaa waxaa isku dayey inay qabtaan qaar kamid ah dadkii tareenka saarnaa, wuxuuna mindi ku dilay labo nin oo kale oo isku dayey inay caawiyaan gabdhahaasi.

Booliiska ayaa isla maalintaasi soo qabtay ninkan oo horey xabsiga looga soo daayey, kana mid ah cunsuriyiinta neceb dadka aan caddaanka ahayn.

Gacan ku dhiiglahan ayaa maxkamadda lasoo taagi doonaa Salaasada soo socota, si loogu rido Xukun lagu ciqaabayo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews