berberatoday.com
Badhasaabka SELEL Oo Sheegay In Amar Ka Soo Baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maayar Cusub Loogu Doortay Degmada Saylac Oo Muddo Muran Ka Taagnaa
May 29, 2017 - Written by Berbera Today

Saylac(Berberatoday.com)-Badhasaabka Gobolka Selel ee Somaliland Axmed-naasir Maxamed Xaashi, ayaa ka hadlay Sababta Degmada Saylac loogu doortay Maayarka cusub isla-markaana Xilka looga qaaday Maayarkii hore.

Warka Badhasaabka Selel12 Xildhbaan oo ka mid ah Golaha Deegaanka Saylac, ayaa fadhi aan Caadi ahayn oo ay Sabtidii ku qabsadeen Magaalada Saylac, waxay Cod Gacan-taag ah Maayar ugu doorteen Sacad Daahir Cige oo hore u ahaa Maayar ku-xigeenka Magaaladaa, waxayna Xilka ka qaadeen Maayarkii ka horeeyay.

Badhasaabka Gobolka Selel Axmed-naasir Maxamed Xaashi oo Shalay oo Guddoominayey Fadhiga aan Caadiga ahayn ee lagu doortay Maayarka cusub ee Saylac, oo Shalay Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Qabashada Fadhiga lagu doortay Maayarka cusub ay Wasaaradda Arrimaha guduhu amartay, waxaanu yidhi “Waalla ogaa in Golaha deegaanka dhexdooda uu khilaaf badani jiray, Maalintii Sabtidii oo isku duuban oo Kooramkoodii u dhan yahay oo 12 Xildhibaan ahi waxay yidhaahdeen Fadhiga aan Caadiga ahayn hala noo qabto, Wasiirka Amniguna wuu nala soo hadlay oo wuxuu yidhi Arrinta waynu isla ogeyn oo Arrin adag bay ahayd ee Fadhiga ha loo qabto. Waanu u qabanay, si fiicanna way u dhamaatay.”

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews