berberatoday.com
Dawlada Masar Oo Weerar Aargoosiya Ka Fulisay Gudaha Dalka Libiya
May 28, 2017 - Written by Berbera Today

Derna(Berberatoday.com)-Diyaaradaha dagaalka ee dalka Masar ayaa weerar ku qaadey Bariga dalka Libya, kadib markii koox hubeysan ay weerar ku qaadey bas ay la socdeen dad Kirishtaan ah waxaana ay dileen 28 kamid ah oo isugu jira caruur, haween iyo rag subaxnimadii Jimacada ee shalay.

Ciidamada taabacsan Gen. Khalifa Haftar ee ku sugan Bariga Liibiya ayaa ka qaybqaatey weerarka diyaaradaha Masar ay ka fuliyeen magaalada Derna oo ay ku sugan yihiin kooxo mayal adag oo taabacsan Daacish.

Diyaaradaha Masar ayaa weerarkooda la eegtey saldhig ay kooxaha Mayalka adag ku lahaayeen Derna oo ay u adeegsan jireen tababarada Malayshiyaadka taabacsan.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews